Shacabka magaalada Muqdisho oo Cabsi iyo Walaac xoogan uu lasoo darsay 

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa aad uga walaacsan in magaalada ka dhacaan rabshado iyo banaan baxyo sababi kara isku dhacdo ay waxyeelo kasoo gaarto dadka shacabka. Qaar kamid ah shacabka magaalada Muqdisho oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ka walaacsan yihiin xaaladaha kasoo cusboonaaday magaalada Muqdisho gaar ahaan banaan baxyada rabshadaha wata. Waxa ay sheegeen … Continue reading Shacabka magaalada Muqdisho oo Cabsi iyo Walaac xoogan uu lasoo darsay